HomeWararWasaaradda Warfaafinta oo Jowhar ku qabatay Barnaamijka soo noleynta Dhaqanka

Wasaaradda Warfaafinta oo Jowhar ku qabatay Barnaamijka soo noleynta Dhaqanka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa ku qabatay Magaaladda Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Dhexe barnaamij lagu soo bandhigay Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliya waxana hal ku dhig looga dhigay ( Ciid Mubaarak). Barnaamijkas waxa ka soo qeybgalay dad ka badan 700 oo qof oo ka kala yimid Dhinacyada kala duwan ee Bulshadda ku nool Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa ku qabatay Magaaladda Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Dhexe barnaamij lagu soo bandhigay Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliya waxana hal ku dhig looga dhigay ( Ciid Mubaarak).

Barnaamijkas waxa ka soo qeybgalay dad ka badan 700 oo qof oo ka kala yimid Dhinacyada kala duwan ee Bulshadda ku nool Gobolka Shabeeladda Dhexe iyadda oo lagu qabtay Xarunta Xiriirka Shaqaalaha Ee Jowhar.

- Advertisement -

Masuuliyiin ka socotay Maamulka Gobolka Shabeeladda Dhexe,Magaaladda Jowhar  iyo xubno kale oo ka socday Dowlada Soomaaliya iyo ururada Bulshadda Rayidka ayaa ka qeybgalay Barnaamijkasi oo lagu soo bandhigay Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaalida.

Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshadda Gobolka Maxamed Sugaal,Gudoomiye ku xigeenka Jowhar Xasan barrow Bocor, iyo Gudoomiye ku xigeenada Arrimaha Haweenka ee Gobolka iyo kan Magaaladda Jowhar Maryan Maxamed Kuulow iyo Madiino Cadow Colow ayaa sido kale martida kamid ahaa.

Waxa ciyaaraha soo bandhigayay Lix koox oo kamid ah kuwa loogu jecel yahay Magaaladda Jowhar waxa ayna dadka u ciyaareen Ciyaaro ay kamid yihiin:-

- Advertisement -

-Welisaqo

-Kabeebey

-Baarey

-Seddexley

-Waalo

Iyo Sirowga.

Madax badan oo halkasi hadalo ka jeediyay ayaa ku aamanay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya  iney ku qabtaan Magaalada Jowhar Barnaamij sarre loogu qaadayo soo noleynta Dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliya.

DSC04450 DSC04454 DSC04455 DSC04457 DSC04529 DSC04459 DSC04501 DSC04522 DSC04531 DSC04582

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts