HomeWararGanacsatadda Soomaalida ku nool Koonfurta Afrika oo xiriir fiican la yeelanayo...

Ganacsatadda Soomaalida ku nool Koonfurta Afrika oo xiriir fiican la yeelanayo dadka Deegaanka

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Urur ay ku mideysan yihiin Milkiilayaasha Ganacsiyadda Soomaalida ku nool Gobalka Western Cape ayaa waxay deeq cunto ah gaarsiiyeen Arday carruur ah oo wax ku barata Deegaanka Gugulethu.

Cawaale Salaad oo ka mid ah Ganacsatada deeqda bixisay ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay qaaraan ku darsadaan barnaamijyadda lagu horumarinayo Bulshooyinka South Afrikaanka ee ay ku dhex ganacsadaan.

“Waxaan si wadajir ah ula nool yihiin Bulsgadda, waana aragnaa baahida u baahan in lala wadaago dadka Deegaanka” ayuu yiri Ganacsadahaasi.

Waxa uu intaasi ku daray inay qorsheynayaan in la dhiso Wadajir ah oo ka shaqeeya Danaha Ganacsatadda Soomaalida iyo Maamulka Gobalka Western Cape.

Qar ka mid ah Madaxda iyo Cuqaasha Deegaanka Gugulethu ayaa ka mahadceliyey deeqada ay Ganacsatadda Soomaaliyeed u fidiyeen carruurta Ardayda ah

Mzwakhe Nqavashe oo ka mid ah Madaxda Maamulka Deegaankaasi ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin Kaalmadaasi, wuxuuna xusay inay Jaalliyadda Soomaalida doonayaan inay sare u qaadaan Bulshadda Deegaanka.

Waxa uu hoosta ka xariiqay inay doonayaan inay ka mid noqdaan dadka Deeganka, si loo hubiyo in qof kasta oo ku nabad galo Bulshadda Deegaanka dhexdeeda.

 © Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories