HomeWararDiyaaradaha Dagaalka iyo kuwa Droneska ee Maraykanka oo gaaf-wareegayo Hawada Sare...

Diyaaradaha Dagaalka iyo kuwa Droneska ee Maraykanka oo gaaf-wareegayo Hawada Sare ee Somalia iyo Kenya

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Iyadoo lagu wado in Madaxweynaha Maraykanka fiidnimadda Jimcaha booqasho labo maalmood ah ku tago caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa waxaa aad loo adkeeyey ammaanka cirka, dhulka iyo badda ee dalka Kenya.

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegayo inay Milliteriga Maraykanka ilaalo xooggan ku hayaan Hawada Sare ee Somalia iyo deegaannadda ku teedsan Xuduudka Somalia la wadaagto Kenya.

Saldhigga Milliteriga Maraykanka ee Camp Lemonnier ee ku yaalla dalka Djibouti ayaana loo xil-saaray La-socodka Hawada Somalia, waxayna Diyaaradaha Wax Basaasa iyo kuwa Droneska gaaf-wareegayaan Hawada Somalia.

Diyaaradahaasi waxay kaloo taageero Loojistiko oo dhinaca Cirka ah siinayaan Ciiddanka AMISOM ee Hawlgalka dagaalka kula jira Dagaalamayaasha Alshabaab ee ku sugan K/galbeed Somalia.

 © Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories