HomeWararDhallinyarro Somali Kenyan soo abaabushay Safarka Rajada oo la kulantay Madaxweynaha...

Dhallinyarro Somali Kenyan soo abaabushay Safarka Rajada oo la kulantay Madaxweynaha Kenya

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Saddex Dhallinyado ka soo jeeda Soomaalida ku nool W/bari Kenya ayaa waxay la kulmeen Madaxweynaha Kenyaa, kadib, markii ay soo dhameeyeen safar lugta oo ay ku soo mareen dhul masaafadiisa ku dhowdahay Kun Kiilomitir.

Uhuru Kenyatta oo dhallinyaradaasi kula kulmay Aqalka Dowlada ee magaalladda Nairobi ayaa ku bogaadiyey Socdaalkooda Rajadda ‘“Walk of Hope” oo ay ku taageerayaan sidii xal loogu heli lahaa nabadgelyo-xumida.

Waxa uu tilmaamay inay Dhallinyarradu door muhiim kaqaadan karaan Midnimadda iyo Nabadda dalka iyo sidii looga hortegi lahaa Xag-jirnimadda.

Saddexda Dhallinyarro oo lagu kala magacaabo Nuradin Badil, Ahmednoor Salah Mohamoud iyo Salah Mohamed Abdinoor ayaa waxay iyagoo sooman Bishii Ramadaan socdaal lugta isaga kala goosheen magaallooyinka Garissa iyo Mandera.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories