HomeWararIimaam Somali ah oo khatar uga jira in laga kasal-gareeyo Dhalashadda Maraykanka

Iimaam Somali ah oo khatar uga jira in laga kasal-gareeyo Dhalashadda Maraykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maamulayaasha Marayakanka ayaa doonayaa inay kala noqdaan Dhalashadda Maraykanka Shiikh Somali oo lagu magacaabo  Sheikh Mohamed Sheikh Abdirahman Kariye kaasi oo Iimaam ka ah Masjid ku yaalla Gobalka Oregon ee dalkaasi. Maxkamadda Federalka ee magaalladda Portland ayaa laa sheegay inay shalay buuxiyeen Qoraal ay ku codsanayaan  in Iimaamka lagala laabto Muwaadinimadda Maraykanka (US citizenship). Waaxda Caddaaladda Maraykanka […]

- Advertisement -

Maamulayaasha Marayakanka ayaa doonayaa inay kala noqdaan Dhalashadda Maraykanka Shiikh Somali oo lagu magacaabo  Sheikh Mohamed Sheikh Abdirahman Kariye kaasi oo Iimaam ka ah Masjid ku yaalla Gobalka Oregon ee dalkaasi.

Maxkamadda Federalka ee magaalladda Portland ayaa laa sheegay inay shalay buuxiyeen Qoraal ay ku codsanayaan  in Iimaamka lagala laabto Muwaadinimadda Maraykanka (US citizenship).

- Advertisement -

Waaxda Caddaaladda Maraykanka ayaa ku eedeysay  inuu Mohamed Sheikh Abdirahman Kariye tababaro la soo qaatay Kooxihii hubeysnaa ee Mujaahidiinta ee dalkaAfganistan ee la dagaalantay dalkii Midowga Soofiyeeti sannadihii 1980-aadkii.

Waxay kaloo ku eedeeyeen inuu lahaa Maktab Alkhidmaat oo lacago lagu xawili jirey iyo inuu Maraykanka iyo Pakistan ka qori jirey Dagaalyahanno ku biira Ururka  Alqaacida.

Xigasho: AP

- Advertisement -

© Radio Dalsan

 

Latest stories