HomeWararDEG DEG: Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo goor dhaw duqeeyay Gobolka Gedo

DEG DEG: Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo goor dhaw duqeeyay Gobolka Gedo

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Diyaaradaha Dagaalka Kenya ayaa goor dhaw Duqeeyay Deegaanka Jungal ee duleed Magaaladda Baardheere ee Gobolka Gedo. Waxa ay wararka sheegayan duqeynta lala eegtay goobo ay ku sugan yihiin Xarakadda Al Shabab. Weli lama ogga khasaaraha Rasmiga ee ka dhashay duqentasi waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doonta.

- Advertisement -

Diyaaradaha Dagaalka Kenya ayaa goor dhaw Duqeeyay Deegaanka Jungal ee duleed Magaaladda Baardheere ee Gobolka Gedo.

Waxa ay wararka sheegayan duqeynta lala eegtay goobo ay ku sugan yihiin Xarakadda Al Shabab.

- Advertisement -

Weli lama ogga khasaaraha Rasmiga ee ka dhashay duqentasi waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doonta.

Latest stories