HomeWararDEG DEG: AMISOM oo Howlgal ku dishay 11 qof Magaaladda Marka

DEG DEG: AMISOM oo Howlgal ku dishay 11 qof Magaaladda Marka

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhimatay howlgal ay saakay ka sameynayaan Ciidamadda AMISOM Magaaladda Marka. Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in dadka dhintay ay u badan yihiin Macalimiin dhigi jiray Dugsiyada Qur’aanka Magaalada. Xaaladda ayaa weli kacsan waxa ku soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

- Advertisement -

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhimatay howlgal ay saakay ka sameynayaan Ciidamadda AMISOM Magaaladda Marka.

Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in dadka dhintay ay u badan yihiin Macalimiin dhigi jiray Dugsiyada Qur’aanka Magaalada.

- Advertisement -

Xaaladda ayaa weli kacsan waxa ku soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Latest stories