HomeWararMaxkamadda ICJ oo shaacisay inay Dowladda Federalka Somalia soo gudbisay Muranka Badda...

Maxkamadda ICJ oo shaacisay inay Dowladda Federalka Somalia soo gudbisay Muranka Badda ee kala dhexeeya Kenya

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Bishan July 13-dii ayey ahayd markii ay Dowladda Federalka Somalia u gudbiyeen Maxkamadda Calaamiga ee Caddaaladda “The International Court of Justice” ee ICJ  dacwad ka dhan ah Dowladda Kenya, kuna aadan muranka milkiyadda xuduud-baddeedka Indian Ocean.

Sarkaal ka tirsan Maxkamadda ICJ ayaa u xaqiijiyey Wargeyska The Satr ee ka soo baxa Kenya inay Dowladda Somalia soo gudbisay Dukumentiyo ay ku sheeganayso Lahaanshaha xuduud-baddeedkaasi, isla markaana lagu kala baxo Sharciga Caalamiga.

Sarkaalka oo aan magaciisa la shaacinin kana tirsan Waaxda Warfaafinta ee Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ayaa sheegay inay Dowladda Somalia soo buuxisay gal-dacwadeedkeeda  xilligii kama dambeynta ee loo qabtay.

Dowladda Kenya ayaa la filayaa inay iyagana Dukumentiyadda ay ku sheeganayo milkiyadda xuduud-baddeedkaasi u gudbiyaan Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ugu dambeyn bisha May 27-da ee sannadka soo socda ee 2017-ka.

Muran-baddeedka u dhexeeya Somalia iyo Kenya ayaa waxauu socday muddo 6-sanno ah,  iyadoo  xuduud-baddeedkaasi cabirkiisu ka badan yahay 100-KM oo  isku wareeg ah, kaasi oo la sheegay inaay ka buuxaan  Shidaalka iyo kheyraadka kale ee dabiiciga.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories