HomeWararDagaalamayaasha Jeysh Ayman ee Alshabaab oo fariisimo ka samaystay Deegaanka Boni Forest...

Dagaalamayaasha Jeysh Ayman ee Alshabaab oo fariisimo ka samaystay Deegaanka Boni Forest ee Kenya

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaallada Nairobi ayaa qoray inay ku-dhawaad 300 Dagaalamayaal ka tirsan  Alshabaab oo ay wehliyaan xaasaskooda iyo carruurtoodaay dhowr Saldhig ka samaysteen dhulka Kaymaha badan ee Boni Forest ee duleedka Lamu. Wargeyska ayaa qoray in ay Kaymahaasi ku fadhiyaan dhul cabirkiisu dhan yahay 160-Km, isla markaana ay Qarniyo badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaallada Nairobi ayaa qoray inay ku-dhawaad 300 Dagaalamayaal ka tirsan  Alshabaab oo ay wehliyaan xaasaskooda iyo carruurtoodaay dhowr Saldhig ka samaysteen dhulka Kaymaha badan ee Boni Forest ee duleedka Lamu.

Wargeyska ayaa qoray in ay Kaymahaasi ku fadhiyaan dhul cabirkiisu dhan yahay 160-Km, isla markaana ay Qarniyo badan halkaasi degganayeen dadka ugaarsada Sagaaradda iyo duur-joogta kale.

- Advertisement -

Warbixinta ayaa lagu sheegay in Kaymahaasi ku yaallaan Xerooyin lagu tababaro Dagaalamayaasha Alshabaab iyo kuwa cusub ee ku soo biirayo.

Dhinaca kale, Eedeysane lala xiriirinayo Alshabaab oo magaciisa lagu sheegay Khaalid Mohamed Ali ayaa dhawaan la soo taagay Maxkamadda, kaasi oo ay Boliska ltuhunsan yihiin inuu  sahayda u gudbiyo Dagaalamayaasha Alshabaab ee ku sugan Kaymaha Boni, kana qeyb galay  weeraro iyo dilal ka dhacay Degmadda Laamu.

Taliyaha Isku-xirka Boliska Lamu, Chrispus Mutali ayaa sheegay inay ciiddanka ammaanka ku adag tahay inay galaan Kaymaha Boni Forest, maadaama ay jirto dhibaatooyin isgaarsiinta iyo waddooyinka oo aad u xun.

- Advertisement -

 

  

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts