HomeWararKenya oo doonaysa inay Qaxootiga Soomaalida dib loogu soo celiyo dalka hooyo

Kenya oo doonaysa inay Qaxootiga Soomaalida dib loogu soo celiyo dalka hooyo

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Madaxa Dowladda Kenya ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga, Harun Komen ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay 100,000 Qaxooti Somali ah iskooda ugu soo laabtaan Somalia 12-ka bilood ee soo socota. Waxa uu tilmaamay inta badan dalka Somalia haatan ka jirto nabad buuxda, xilli ay weli socdaan Hawlgall o Milliteri. Waxa uu Xeradda Dadab oo ay ku jiraan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Dowladda Kenya ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga, Harun Komen ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay 100,000 Qaxooti Somali ah iskooda ugu soo laabtaan Somalia 12-ka bilood ee soo socota.

Waxa uu tilmaamay inta badan dalka Somalia haatan ka jirto nabad buuxda, xilli ay weli socdaan Hawlgall o Milliteri.

- Advertisement -

Waxa uu Xeradda Dadab oo ay ku jiraan  Qaxootiga Soomaalida ku tilmaamay inay gabaad ka dhigtaan kooxaha Xag-jirayaasha, isla markaana la isaga kala gudbiyo hubka.

Hadalkiisa ayaa soo baxay iyadoo ay Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) sheegtay inay ku-dhawaad labo kun iyo afartan iyo sided Qaxooti Soomaali ah si iskooda ah ugu laabteen Somaalia  tan iyo bishii December ee sannadkii hore.

Dhinaca kale, QM waxay yareysay raashinka la siin jirey Qaxootiga ku sugan Xerooyinka  Dadab iyo  Kakuma ee W/bari Kenya, kadib, markii ay dhaqaale-xumo soo wajahday.

- Advertisement -

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts