HomeWararDEG DEG: Dagaal Xoogan oo ka socda Gobolka Baay

DEG DEG: Dagaal Xoogan oo ka socda Gobolka Baay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya iyo Kooxda Al Shabab ayaa ka socda Deegaanka Dharqo oo qayaastii 75 KM Dhinaca Waqooyi ka xigta Magaaladda Diinsoor Ee Gobolka Baay. Qaraxyo gaari loo adeegsaday ayaa sido kale la soo sheegayaa in lala eegtay kolonyo ka tirsan Ciidamada Itoobiya. Dhinaca kale Sarkaal ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya iyo Kooxda Al Shabab ayaa ka socda Deegaanka Dharqo oo qayaastii 75 KM Dhinaca Waqooyi ka xigta Magaaladda Diinsoor Ee Gobolka Baay.

Qaraxyo gaari loo adeegsaday ayaa sido kale la soo sheegayaa in lala eegtay kolonyo ka tirsan Ciidamada Itoobiya.

- Advertisement -

Dhinaca kale Sarkaal ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa u sheegay Radio Dalsan in 5 Ka tirsan Al Shabab ay ku dhinteen gaari Qarax lagu soo xiray oo ay iyagga qarxiyeen.

Dagaalka ayaa galay maalintii labaad oo isxigta kadib markii ay isku dhaceen Itoobiyanka iyo Dagalamayaal ka tirsan  Al Shabab.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts