HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Cafis u fidiyay Maxabiis Badan Si ay Farxada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cafis u fidiyay Maxabiis Badan Si ay Farxada Ciidda uga qeybqatan

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweyanaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa shalay Cafis u fidiyay 79 Maxbuus oo loo heystay dabiyo kala duwan.

Madaxweynaha ayaa ku soo aadiyay Cafiskan maalinta Munaasabadda Ciidul Fidriga oo shalay loo dabaal dagay Maalintii Koowaad.

Madaxweynaha ayaa ugu yeeray dhamaan dadka Cafiska loo fidiyay iney nafsadooda dhaqan celiyan oo ay fursadan ka fa’ideystan.

Xabsiyada Dowladda Ee Muqdisho ayay hey’adaha Xuquuqul insaanka aad uga walaacsan yihiin nolosha iyo waxbarashada ay ku heystan dadka maxaabiista.

Dhawaan Xabsiga dhexe ee Muqdisho Hey’adda CCA Ee Wacyigelinta Bulshadda oo ka shaneysa Jaamacada Somaville ayaa Halkasi ka bilaabay Mashruuc wax lagu barayo Haweenka Xabsigasi ku xeran.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories