HomeWararDhismaha Ganacsiga Westgate Mall oo Maanta Dib Loo Furayo

Dhismaha Ganacsiga Westgate Mall oo Maanta Dib Loo Furayo

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Xarunta Dhismaha Ganacsiga Westagemall ee Magaaladda Nairobi ayaa Maanta dib loo furaya kadib muddo laba sanno oo uu xernaa Dhismahasi. Kooxda Al Shabab ayaa ku dishay ku dhawaad 70 qof weerar dhismahasi ay ku qaaday 21 november 2013kii. Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney xoojin doonto Ammaanka dhismahasi.

- Advertisement -

Xarunta Dhismaha Ganacsiga Westagemall ee Magaaladda Nairobi ayaa Maanta dib loo furaya kadib muddo laba sanno oo uu xernaa Dhismahasi.

Kooxda Al Shabab ayaa ku dishay ku dhawaad 70 qof weerar dhismahasi ay ku qaaday 21 november 2013kii.

- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney xoojin doonto Ammaanka dhismahasi.

Latest stories