HomeWararUganda oo Hawlgalka AMISOM ku xoojinayso Helikoptaro

Uganda oo Hawlgalka AMISOM ku xoojinayso Helikoptaro

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Milliteriga Uganda ayaa qorsheynayo inay Diyaarado Helikopterradda hubeysan u soo daad-gureeyaan Somalia, si loogu xoojiyo Hawlgalladda AMISOM ee ka dhanka ah Dagaalamayaasha Alshabaab oo iyagu saddexdii toddobaad ee la soo dhaafay kordhiyey hawlgaladooda ka dhanka ah AMISOM. Afhayeenka Ciiddanka Uganda, G/sare Paddy Ankunda ayaa u sheegay WargeyskaThe Daily Monitor  inay Diyaaradahaasi dhinaca cirka ka taageeri […]

- Advertisement -

Milliteriga Uganda ayaa qorsheynayo inay Diyaarado Helikopterradda hubeysan u soo daad-gureeyaan Somalia, si loogu xoojiyo Hawlgalladda AMISOM ee ka dhanka ah Dagaalamayaasha Alshabaab oo iyagu saddexdii toddobaad ee la soo dhaafay kordhiyey hawlgaladooda ka dhanka ah AMISOM.

Afhayeenka Ciiddanka Uganda, G/sare Paddy Ankunda ayaa u sheegay WargeyskaThe Daily Monitor  inay Diyaaradahaasi dhinaca cirka ka taageeri doonaan Ciiddanka Uganda ee lagu wado in loo daad-gureeyo Bartamaha iyo K/bari ee Somalia.

- Advertisement -

“Waxaan keliya oo kuu xaqiijin karaa inaan ku jirno dadaalka sidii diyaaradahaasi u daad-gureyno, si ay u taaheeraan hawlgalladda ciiddankeenna jooga Somalia” ayuu yiri Afhayeenka, oo ka gaabsaday inuu sheego tiradda diyaaradaha iyo xilliga ay ku soo wajan yihiin Somalia.

Hadalkiisa ayaa waxa uu soo baxay dhowr toddobaad kadib, markii uu Waregys qoray in ay Milliteriga Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ay diyaaradaha dagaalka ee Sukhoi  laguna farsameeyo dalka Raashiya u aadeegsadaan weeraradda xilliyadda habeenkii lagu duqeyo Fariisimadda Alshabaab.

Latest stories