HomeWararSirdoonka Somalia iyo Alshabaab oo ka hadlay duqeyn lagu dilay Sarkaal...

Sirdoonka Somalia iyo Alshabaab oo ka hadlay duqeyn lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsan Alshabaab

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Somalia ayaa sheegay in Sarkaal ka tirsan Alshabaablagu dilay duqeyn ay Diyaarad Drones oo Maraykanka leeyahay ka fulisay K/galbeed ee Somalia.

Wakaalladda Wararka ee AP ee laga leeyaahay dalka Maraykanka ayaa ka soo xigatay Sarkaalkaasi ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Somalia in duqeyntaasi xalay lagu bar tilmaameedsaday gaari uu la socday Sarkaal ka tirsan Alshabaab.

Waxa uu intaasi ku daray in duqeynta lala beegsaday Sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab oo lagu magacaabo Ismail Jabhad iyo saddex dagaalyahan, kuwaasi oo marayey meel ku dhow Degmadda Baardheere.

Dhinaca kale, Sarkaal ka tirsan Alshabaab oo lagu magacaabo Abu Mohamed ayaa u xaqiijiyey Wakaalladda AP inay  dhacday duqeyntaasi, balse faahfaahin dheeraad ah kama bixinin.

Xigasho: AP

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories