HomeWararRa’isul-wasaaraha Talyaaniga oo cambaareeyey Alshabaab

Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga oo cambaareeyey Alshabaab

Date:

Related stories

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga, Matteo Renzi oo haatan booqasho ku jooga  caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu la hadlayey Ardayda dhigata Jaamacadda University of Nairobi. Waxa uu si kulul u camvbaareeyey  weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab bishii April ku qaadeen Jaamacadda Garissa, laguna dilay 148-qof. Wuxuuna sheegay in weerar kasta oo lagu qaado […]

- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga, Matteo Renzi oo haatan booqasho ku jooga  caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu la hadlayey Ardayda dhigata Jaamacadda University of Nairobi.

Waxa uu si kulul u camvbaareeyey  weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab bishii April ku qaadeen Jaamacadda Garissa, laguna dilay 148-qof.

- Advertisement -

Wuxuuna sheegay in weerar kasta oo lagu qaado Jamaacad la mid tahay weerar lagu qaaday qof kasta, waa sida uu hadalka u dhigay.

Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga waxa kaloo uu sheegay inuusan Caalamka oggolaan doonin in la cabsi geliyo dad badan oo ku nool Calaamka.

Latest stories