HomeWararKenya oo qiratay in Askari looga dilay iska horimaad ay Dagaalamayaasha Alshabaab...

Kenya oo qiratay in Askari looga dilay iska horimaad ay Dagaalamayaasha Alshabaab kulaa galeen Gobalka Gedo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

AfhayeenkaMilliteriga Kenya, Kolonel David Obonyo ayaa faahfaahin ka bixiyey iska horimaad ay Dagaalamayaasha Alshabaab shalay kula galeen Deegaanka Lugooley  Ceel-cadde ee Gobalka Gedo. Waxa uu sheegay in  isk horimaadkaasi looga dilay hal Askari, wuxuuna ku dooday inay dileen 7 dagaalyahan oo Alshabaab ah. Waxa kaloo uu sheegay inay miino la kacday gaari ay Milliteriga Kenya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

AfhayeenkaMilliteriga Kenya, Kolonel David Obonyo ayaa faahfaahin ka bixiyey iska horimaad ay Dagaalamayaasha Alshabaab shalay kula galeen Deegaanka Lugooley  Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

Waxa uu sheegay in  isk horimaadkaasi looga dilay hal Askari, wuxuuna ku dooday inay dileen 7 dagaalyahan oo Alshabaab ah.

- Advertisement -

Waxa kaloo uu sheegay inay miino la kacday gaari ay Milliteriga Kenya leeyihiin, ka hor inta uusan bilaabanin dagaal fool-ka-fool ahaa.

Afhayeenku ma sheegin tiradda ciiddanka la socotay gaariga ay miinadu la kacday.

Waxa uu intaasi ku dray inay Ciiddanka Kenya dileen 7 dagaalyahan, isla markaana ay ka qaateen 8 qori nooca AK 47. 2 bam iyo rasaas kale, waa sida uu hadalka uu yiri.

- Advertisement -

Dhinaca kale, waxa uu qiray inay Dagaalamayaasha Alshabaab kordhiyeen hawlgalladooda, kadib, markii uu sheegay inuu cadaadis kaga yimid ciiddanka AMISOM, gaar aahaan kuwa Ethiopianka ee dhawaan loo soo daad-gureeyey Goballadda Bay iyo Bakool.

 

 

 

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts