HomeWararDEG DEG:Ciidmadda Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo La Wareegay Deegaanka Taraka

DEG DEG:Ciidmadda Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo La Wareegay Deegaanka Taraka

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamadda AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo iskaashanaya iney Al Shabab kala wareegeen Deegaanka Taraka oo qayaastii 50KM Dhinaca Koonfur Galbeed uu jirta Magaalada Baardheere. Warar kale ayaa sheegaya in weli xiisad xoogan ay ka taagan tahay deegaano kale oo ku dhaw Magaaladda oo Xalay ay duqeysay […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamadda AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo iskaashanaya iney Al Shabab kala wareegeen Deegaanka Taraka oo qayaastii 50KM Dhinaca Koonfur Galbeed uu jirta Magaalada Baardheere.

Warar kale ayaa sheegaya in weli xiisad xoogan ay ka taagan tahay deegaano kale oo ku dhaw Magaaladda oo Xalay ay duqeysay deegaano ku dhaw Diyaarad Nooca Duuliyaha aan laheyn.

- Advertisement -

Duqeyntasi oo lala begsaday Gaari ay la socdeen Saraakiil ka tirsan Al Shabab waxa ay ka dhacday Deegaanka Jungal oo 30KM u jira Baardheere.

Latest stories