HomeWararTaliyayaasha Sirdoonka ee Bariga iyo Bartamaha Afrika oo kulan ka yeelanayo cabsida...

Taliyayaasha Sirdoonka ee Bariga iyo Bartamaha Afrika oo kulan ka yeelanayo cabsida Alshabaab

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Taliyayaasha Hay’addaha Sirdoonka ee dalalkaasi ayaa lagu wadaa inuu berrito oo Talaado ah Shirweyne uga furmo caasimadda dalka Uganda ee Kampala. Shirweynahaasi ayaa la sheegay in looga hadli doono qaababka wadajirka ee looga hortagayo cabsida Alshabaab ku hayaan Gobalka. Waxaa kaloo Ajendaha muhiimka lagu eegi doonaa cabsida sii socota ee ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku hayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyayaasha Hay’addaha Sirdoonka ee dalalkaasi ayaa lagu wadaa inuu berrito oo Talaado ah Shirweyne uga furmo caasimadda dalka Uganda ee Kampala.

Shirweynahaasi ayaa la sheegay in looga hadli doono qaababka wadajirka ee looga hortagayo cabsida Alshabaab ku hayaan Gobalka.

- Advertisement -

Waxaa kaloo Ajendaha muhiimka lagu eegi doonaa cabsida sii socota ee ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku hayaan dalalka Gobalka.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Mohamed ayaa sheegtay in Kulankaasi lagu wadaagi doono cabsida taagan.

Kulanka Madaxda Hay’addaha Sirdoonka ee dalalka Kenya, Uganda, Tanzania, Burundi, Rwanda iyo Kongadda Dimuqraadiga ee DRC ayaa waxa uu ku soo beegmay iyafoo Ilo dhinaca Sirdoonka sheegeen in laga yaabo inay Dagaalamayaasha Alsshabaab ku biiraan Dagaalamayaasha Dowladda Islaamiga ee Daacish ee ka dagaalama dalalka Syria iyo Iraq.

- Advertisement -

Wargeyska The Daily Mail ee ka soo baxa magaalladda London aya dhawaan qoray inay Alshabaab jari doonaan xiriirka ay Alqaacida la galeen sannadkii 2012-kii, kuna biiri doonaan Kooxda Daacish.

Bishii May ee sannadkan, Wakiil ka tirsan Daacish oo lagu magacaabo Hamil Al-bushra ayaa warqad casuumaad ah u soo diray Hoggaamiyaha Alshabaab, Abu Ubaidah, kuana casuumay inay ku so obiiraan Daacish.

Abu-bushra waxa uu bogaadiyey Walaalaha ku sugan gudaha Somalia, wuxuuna ugu baaqay inay weeraraan dalalka Kenya, Ethiopia iyo Tanzania.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts