HomeWararNaakhuudayaal la socotay Markab xoolo waday kuna degay Gacanka Carbeed oo...

Naakhuudayaal la socotay Markab xoolo waday kuna degay Gacanka Carbeed oo la baadi-goobayo

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Markab waday in ka badan 3,000 oo neef oo xoolo ah, kana ambabaxay Dekedda magaalladda Bosaaso ayaa dhawaan ku degay Gacanka Carbeed.

Markabkaasi oo u raraa Ganacsato ku sugan Puntland, kuna sii jeeday dalka Imaaraadka ayaa waxaa ku kacay dabaylo xooggan, taasi oo sababtay inuu Markabkii iyo xoolihiiba badda quusaan.

Markab kale ayaa u gurmaday Badmaaxiintii la socotay Markabkaasi degay, waxaana uu badbaadiyey 29 shaqaale, iyado 3 kalena weli la la’ yahay.

Baadi-goobka shaqaalaha la la’ yahay ayaana weli ka socotta halka uu Markabku ku degay.
Dhinaca kale, Markabka degay ayaa la sheegay inuu ahaa markab duug ah oo shaqeynayey in ka badan 30-sanno.

Xigasho: MarineLink

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories