HomeWararMaraykanka oo cambaareeyey weeraradii Alshabaab ku qaadeen Hoteelo ku yaalla Muqdisho

Maraykanka oo cambaareeyey weeraradii Alshabaab ku qaadeen Hoteelo ku yaalla Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dowladda Maraykanka ayaa si kulul u cambaaraysay weeraraddii iyo qaraxyaddi iay Dagaalamayaasha Alshabaab dhawaan ka geysteen Hoteelladda Siyaad, Wehliye iyo Fariisinka ay Ciiddanka AMISOM ku leeyihiin Garoonka Mogadishu Stadium. Hadal qoraal ah oo uu shalay soo saaray Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka John Kirby waxa uu ku ammaanay Ciiddanka Dowladda iyo kuwa AMISOM tallaabaddii dhaqsaha […]

- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa si kulul u cambaaraysay weeraraddii iyo qaraxyaddi iay Dagaalamayaasha Alshabaab dhawaan ka geysteen Hoteelladda Siyaad, Wehliye iyo Fariisinka ay Ciiddanka AMISOM ku leeyihiin Garoonka Mogadishu Stadium.

Hadal qoraal ah oo uu shalay soo saaray Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka John Kirby waxa uu ku ammaanay Ciiddanka Dowladda iyo kuwa AMISOM tallaabaddii dhaqsaha lahaa ee ay kaga hortegeen weeraradaasi.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu tacsi u diray qoysaska iyo Saraakiisha Dowladda ee ay dadka ay kaga geeriyoodeen weeraradaasi, wuxuuna dhaawacyaasha u rajeeyey bogsasho dhaqso ah.

Dhinaca kale, Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka John Kirby waxa uu tilmaamay inay Dowladda Maraykanka iyo Beesha Caalamka kala shaqeyn doonaan Dowladda Somalia sidii loo sii wadi lahaa dadaalada lagu doonayo in lagu soo celiyo nabadda iyo deganaanshaha Somalia.

© Radio Dalsan

Latest stories