HomeWararAl Shabab oo Xalay Weerartay Fariisimo Ciidamada Ay Ku Leeyihiin Raage Ceele

Al Shabab oo Xalay Weerartay Fariisimo Ciidamada Ay Ku Leeyihiin Raage Ceele

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al Shabab ayaa Xalay weeraray Fariisimo Ciidamadda Dowladda ay ku leeyihiin Degmadda Raage Ceele ee Gobolka Shabeeladda Dhexe waxana halkasi ka dhacay dagaaal xoogan. Ila Wareedyo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegaya in Dagaalka uu ka dhashay khasaaro badan lkn weli aan la xaqiijin karin. Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kooxda Al Shabab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al Shabab ayaa Xalay weeraray Fariisimo Ciidamadda Dowladda ay ku leeyihiin Degmadda Raage Ceele ee Gobolka Shabeeladda Dhexe waxana halkasi ka dhacay dagaaal xoogan.

Ila Wareedyo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegaya in Dagaalka uu ka dhashay khasaaro badan lkn weli aan la xaqiijin karin.

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kooxda Al Shabab midkoodna faahfaahin badan kama uusan bixin Dagaalka iyo khasaaraha ka dhashay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts