HomeWararDEG DEG: Koox Hubeysan oo Dharkenley ku Dilay Xoghayihii Degmadda Kaxda

DEG DEG: Koox Hubeysan oo Dharkenley ku Dilay Xoghayihii Degmadda Kaxda

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Koox hubeysan oo looga shakisan yahay Al Shabab ayaa goor dhaw ku dilay Degmadda Dharkenley Xoghayihii Degmadda Kaxda Bile baajuun.

Goob joogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan in Xoghayaha ay dileen Rag watay gaari kadibna goobtasi isaga baxsaday.

Maamulka Degmadda Dharkenley ayaa sido kale xaqiijiyay Geerida Xoghayaha Degmadda Kaxda oo degmada Dharkenley lagu dilay.

Waxii ka soo kordha halkan ayaad kal socon doontan insha allah.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories