HomeWararUhuru Kenyatta oo ammaanay Ciiddankiisa ka hawlgala gudaha dalka Somalia

Uhuru Kenyatta oo ammaanay Ciiddankiisa ka hawlgala gudaha dalka Somalia

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Madaxweynaha dalka Kenya ayaa hadalkaasi ka sheegay Dugsiga tababarka Ciiddanka ee Degmadda Eldoret, halkaasi oo lagu tababarayey ciiddan cusub, wuxuuna xusay in ciiddankii ka qeyb galay Hawlgalka Difaac Dalkaada Hooyo (Operation Linda Nchi) iyo dagaaalladda lagula jiro Alshabaab. “Ciiddankeenna waxay hawlgal ku muujiyeen qiimaha Qarankenna” ayuu yiri Uhuru Kenyatta oo intaasi ku daray inay Ciiddanka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya ayaa hadalkaasi ka sheegay Dugsiga tababarka Ciiddanka ee Degmadda Eldoret, halkaasi oo lagu tababarayey ciiddan cusub, wuxuuna xusay in ciiddankii ka qeyb galay Hawlgalka Difaac Dalkaada Hooyo (Operation Linda Nchi) iyo dagaaalladda lagula jiro Alshabaab.

“Ciiddankeenna waxay hawlgal ku muujiyeen qiimaha Qarankenna” ayuu yiri Uhuru Kenyatta oo intaasi ku daray inay Ciiddanka Kenya mararka qaarkooda loogu yeero inay ku hawl-galaan xaalladdo adag.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Ciiddanka Kenya heleen xushmad caalami ah hawlgalka muddada dheer ee Nabad-ilaalinta Calaamka.

Dhinaca kale, waxa uu ku baaqay inay Ciiddanka ka mid noqdaan Qabaa’illadda Kenya oo dhan, wuxuuna ammaanay tiradda haweenka ka tirsan  Ciiddanka oo uu tilmamaay inay muujinayso isku-dheelitirka Jinsiga.

Latest stories