HomeWararMadaxda Sirdoonka iyo Ammaanka ee dalalka IGAD oo kulan ka yeelanayo...

Madaxda Sirdoonka iyo Ammaanka ee dalalka IGAD oo kulan ka yeelanayo Hawlgalka ka dhanka ah Alshabaab

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Bishan  July 14-da ilaa 15-da waxaa caasimadda dalka Uganda ee Kampala kulan khaas ah ku yeelan doono Madaxda Hay’addaha sirdoonka iyo ammaanka ee dalalka ku jira Urur-gobaleedka IGAD iyo kuwa Mujtamaca Bariga Africa (EAC). Kulankaasi ayaa la sheegay in dib loogu eegi doono qorshaha dagaalka ka dhanka ah Alshabaab iyo qaabka ugu wanaagsan ee  la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bishan  July 14-da ilaa 15-da waxaa caasimadda dalka Uganda ee Kampala kulan khaas ah ku yeelan doono Madaxda Hay’addaha sirdoonka iyo ammaanka ee dalalka ku jira Urur-gobaleedka IGAD iyo kuwa Mujtamaca Bariga Africa (EAC).

Kulankaasi ayaa la sheegay in dib loogu eegi doono qorshaha dagaalka ka dhanka ah Alshabaab iyo qaabka ugu wanaagsan ee  la isaga kaashan karo ammaanka iyo awoodaha  dagaalladda ka dhanka ah Alshabaab

- Advertisement -

Kulankaasi ayaa waxa uu ka mid ah go’aanadii ka soo baxay  Shirkii Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Ururka Midowga Afrika oo ay bishii hore ee June 30-dii ku yeesheen caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.

Dhinaca kale, Taliska AMISOM ayaa sheegay inay dhawaan qaadi doonaan Hawlgal ka dhan ah Dagaalamayaasha Alshabaab, inkastoo ay Alshabaab xalay Hoobiyayaal ku weerareen Ciiddanka AMISOM ee ku sugan Garoonka Ciyaaraha ee Mogadishu Stadium ee magaalladdan Muqdisho.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts