HomeWararDEG DEG: Ciidamadda Dowladda oo Xer Xeray Saxafiyiin ku sugnaa Cusbitaal Madiina

DEG DEG: Ciidamadda Dowladda oo Xer Xeray Saxafiyiin ku sugnaa Cusbitaal Madiina

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw Xeray Saxafiyiin ku sugnaa Cisbitaalka Madiina oo Xalay la dhigay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Weeraradii Hoteeladda Siyad iyo Wehliye. Wariyeyaasha la xiray waxa u shaqeyaan Idaacadaha Kulmiye,Mustaqbal iyo Radio SKY FM sida ay ku soo warameyso Wariye ka tirsan Dalsan. Saxafiyiinta ayaa u tagay Cusbitaalka iney […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw Xeray Saxafiyiin ku sugnaa Cisbitaalka Madiina oo Xalay la dhigay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Weeraradii Hoteeladda Siyad iyo Wehliye.

Wariyeyaasha la xiray waxa u shaqeyaan Idaacadaha Kulmiye,Mustaqbal iyo Radio SKY FM sida ay ku soo warameyso Wariye ka tirsan Dalsan.

- Advertisement -

Saxafiyiinta ayaa u tagay Cusbitaalka iney u kuur galan Xaalada Caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay qaraxyada iyo Weeraradii Xalay Al Shabab ay ka geysteen Caasimada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts