HomeWararDowladda Kenya oo shaacisay iney Dedejin doonto Dhismaha Derbiga Laga dhisayo Xabdka...

Dowladda Kenya oo shaacisay iney Dedejin doonto Dhismaha Derbiga Laga dhisayo Xabdka ay la wadaagto Soomaaliya

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Dowlaadda Kenya ayaa Maanta shaacisay iney dedejin doonto Dhismaha Derbiga ay Kenya ka dhiseyso Xadka Ay La wadaagto Dalka Soomaaliya kadib weerarkii Toddobaadkan lagu dilay 14 qof oo ku sugnaa Magaaladda Mandheera.

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Keya Monica Juma ayaa sheegtay in Dowladda Kenya ay de dejineyso Dhismaha Darbigasi si loo xaqiijiyo Amniga Xadka Kenya ay la leedahay Soomaaliya iyo in meesha laga saaro in Al Shabab ay six or ah ugu gudubto gudaha Dalka Kenya.

“hanjabaadda Al Shabab anagga ayay na dul saran tahay waana in uu qarankeena Xaliyaa ayay u sheegtay Monica Juma Warbaahinta Warbaahinta Dalkasi’’.

Waxa ay intaasi raacisay in Darbigaasi oo dheerarkiisu yahay 700 KM oo laga dhisayo Magaaladda Mandheera ilaa iyo Deegaanka Kiunga ee Gobolka Xeebta inuu Difaaci doono in Al Shabab ay soo galaan Dalka Kenya.

Al Shabab ayaa Weeraro badan ka fulisay Gobolka Waqooy-Bari iyo Magaalooyin kale oo dalkasi dhaca oo ay ku jirto Caasimada Nairobi tan iyo markii Kenya ay Ciidamo u soo dirtay Soomaaliya 2012kii si ay ula Dagaalaman Xarakadda Al Shabab.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories