HomeWararAl Shabab oo siideysay Saraakiil Kenyan ah

Al Shabab oo siideysay Saraakiil Kenyan ah

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Xarakadda Al Shabab ayaa siideysay Laba Sarkaal oo ka tirsan Booliska Dalka Kenya kuwaas oo laga qafaashay Gobolka Waqooy_Bari muddo imminka laga joogo 2 Sanno. Saraakiisha la siidaayay waxa lagu Magacaabaa  Joseph Wambugu iyo Fredrick Chirchir kuwaas oo imminka tagay Dalka Kenya sida uu warbaahinta u sheegay madaxa Booliska Kenya Joseph Boinnet. Waxa lagu qabsaday […]

- Advertisement -

Xarakadda Al Shabab ayaa siideysay Laba Sarkaal oo ka tirsan Booliska Dalka Kenya kuwaas oo laga qafaashay Gobolka Waqooy_Bari muddo imminka laga joogo 2 Sanno.

Saraakiisha la siidaayay waxa lagu Magacaabaa  Joseph Wambugu iyo Fredrick Chirchir kuwaas oo imminka tagay Dalka Kenya sida uu warbaahinta u sheegay madaxa Booliska Kenya Joseph Boinnet.

- Advertisement -

Waxa lagu qabsaday Labadan Sarkaal Weerar lagu dilay Afar Sarkaal oo ka tirsanaa Booliska Kenya oo ak dhacay Degmadda Garissa bishii May 2013kii.

Al Shabab ayaa weeraro xoogan ka fulineysay Dalka Kenya tan iyo markii ay kenya Ciidamo u soo dirtay Soomaaliya 2012kii.

Latest stories