HomeWararMaxamuud Salaax:-“Waan ku daba jirnaa Alshabaabkii dhawaan weerartay Mandera

Maxamuud Salaax:-“Waan ku daba jirnaa Alshabaabkii dhawaan weerartay Mandera

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Xiriiriyaha Dowladda Kenya  ugu qaabilsan Arrimaha Goballadda W/bari, Mohamoud Salah ayaa sheegay inay baaritaano hordhac ah ku ogaadeen in Dhallinyarro Kenyan Somali  ka dambeeyeen weerarkaasi. Waxa uu intaasi ku daray inay kooxihii geystay weerarkaasai ay weli ku sugan yihiin Mandera, isla markaana ka shaqeynayaan sidii Sharciga loo hor geyn lahaa, Xiriiriyaha Dowladda Kenya  ugu qaabilsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xiriiriyaha Dowladda Kenya  ugu qaabilsan Arrimaha Goballadda W/bari, Mohamoud Salah ayaa sheegay inay baaritaano hordhac ah ku ogaadeen in Dhallinyarro Kenyan Somali  ka dambeeyeen weerarkaasi.

Waxa uu intaasi ku daray inay kooxihii geystay weerarkaasai ay weli ku sugan yihiin Mandera, isla markaana ka shaqeynayaan sidii Sharciga loo hor geyn lahaa,

- Advertisement -

Xiriiriyaha Dowladda Kenya  ugu qaabilsan Arrimaha Goballadda W/bari, Mohamoud Salah waxa uu ugu baaqay dadka Reer Mandera inaysan gacan siinin Kooxaha weeraradda ka geysta W/bari Kenya.

Dhinaca kale, Dowladda Kenya ayaa la sheegay inay ka baaraan degayso sidii ay mar kale bandow loogu soo rogi lahaa W/bari Kenya, weerarkii Alshabaab kadib.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa bandowgaasi qaaday bilowgii bishan barakaysan ee Ramadaan.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts