HomeWararGarsoore Maraykan oo laalay qorshe lagu sii dayn lahaa dhallinyaro Somali ku...

Garsoore Maraykan oo laalay qorshe lagu sii dayn lahaa dhallinyaro Somali ku biiri lahaa Daacish

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Garooraha Maxkamadda Minnesotta ee dalka Maraykanka, Michael Davis  ayaa ku gacan sayray codsiyo lagu doonayey in lagu sii daayo saddex dhallinyaro Somalia, kuwaasi oo la sheegay inay doonayaan inay ku biiraan Dagaalamayaasha Daacish ee ka hawlgala dalka Syria. Garooraha waxa uu sheegay in Kiiskooda mar kale la dhegeysan doono bisha September ee soo socoto, lana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garooraha Maxkamadda Minnesotta ee dalka Maraykanka, Michael Davis  ayaa ku gacan sayray codsiyo lagu doonayey in lagu sii daayo saddex dhallinyaro Somalia, kuwaasi oo la sheegay inay doonayaan inay ku biiraan Dagaalamayaasha Daacish ee ka hawlgala dalka Syria.

Garooraha waxa uu sheegay in Kiiskooda mar kale la dhegeysan doono bisha September ee soo socoto, lana eegi doono haddii la sii dayn karo saddexdaasi dhallinyarro oo lagu kala magacaabo Hamza Ahmed oo 20-jir ah, Zakariya Abdirahman iyo Hanad Muse oo 19-jirayaal ah.

- Advertisement -

Eedeysanayaashaasi ayaa lagu sii hayn doona Xabsiga inta mar kale la eegayo qorshaha lagu sii dayn karo.

Garyaqaanadda Eedeysanayaasha ayaa soo bandhigay qorshe ay Hoggaamiyayaasha Mujtamaca Somali-Maraykanka kula socon doonaan  dhaqdhaqaaqa eedeysanayaashaasi, si ay ugu soo biiraan nolosha caadiga ee Bulshadda.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts