HomeWararQarax Xoogan Oo Saakay Ka Dhacay Degmadda Kaaraan

Qarax Xoogan Oo Saakay Ka Dhacay Degmadda Kaaraan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Qaraxa oo ahaa mid lagu xeray gaari nuuciisa yahay Nooho ayaa ku qarxay suuqa degmadda kaaraan ee gobolka banaadir. Goobjooge ayaa dalsan u sheegay qaraxa in ay ku geeriyoodeen laba ruux oo mid kamida ay aheyd haweeney da’aheyd oo suuqa ku gadi jirtay dhuxul sidoo kale waxaa qaraxaasi ku dhaawacmay labo qof. qaraxa kadib waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxa oo ahaa mid lagu xeray gaari nuuciisa yahay Nooho ayaa ku qarxay suuqa degmadda kaaraan ee gobolka banaadir.

Goobjooge ayaa dalsan u sheegay qaraxa in ay ku geeriyoodeen laba ruux oo mid kamida ay aheyd haweeney da’aheyd oo suuqa ku gadi jirtay dhuxul sidoo kale waxaa qaraxaasi ku dhaawacmay labo qof.

- Advertisement -

qaraxa kadib waxaa goobta gaaray ciidamo ka socda maamulka degmadda kaaraan waxaana ay sameeyeen baaritaano inkastoo aysan gacanta kusoo dhigin dad lala xeriirinaayo falkaasi.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxaasi ka dhacay suuqa degmadda kaaraan.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts