HomeWararAlshabaab oo qaraxyo ay dad ku geeriyoodeen ka geystay Kenya

Alshabaab oo qaraxyo ay dad ku geeriyoodeen ka geystay Kenya

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Warbaahinta Kenya ayaa sheegtay inay ugu yaraan 15 qof oo xoogsato ah ku geeriyootay labo qarax oo saqdii dhexe ee xalay ruxay Degmadda Mandheera ee W/bari dalkaasi.

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa la sheegay inay ka dambeeyeen qaraxaasi oo lala beegsaday guri ay deggan yihiin Shaqaalaha aan Soomaalida ahayn ee ka xoogsata Kaawooyinka Dhagxaanta ee Degmadda Mandheera.

Dadka deegaanka ayaa laga soo xigtay inay qaraxyadaasi ka dhaceen Suuqa Xoolaha ee Mandera, waxaana la soo sheegay inay qaraxyadda ka dambeeyeen israsaasayn.

Isbitaalka Guud ee Mandheera waxaa la geeyey dadkii ku dhaawacmay weerarkaasi, iyadoo Ciiddanka Kenya baaritaano ka bilaabeen deegaanadda ay ka dhaceen qaraxyadaasi.

Si kastaba ha ahaatee, weerarkiaas ayaa ah kii  ugu horreeyey oo ay Alshabaab ka fuliyaan W/bari ee Kenya, tan iyo markii uu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ka qaaday bandowga Goballadda ay Soomaalida Kenya ka deggaan W/bari ee dalkaasi.

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories