HomeWararSoomali uu ku habsaday Gantaalka Katyusha magaalladda Cadan

Soomali uu ku habsaday Gantaalka Katyusha magaalladda Cadan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Lix qof oo Soomaali ah ayaa ku geeriyootay duqeyn shalay ka dhacday magaalladda Cadan ee Koonfurta dalka Yemen. Marxuumintaasi oo uu ilmo yar ku jiray ayaa waxay geeriyoodeen, kadib, markii gantaal ay Dagaalamayaasha Xuutiyiinta soo tureen uu ku habsaday Dhismo Dugsi lagu xannaaneeyo Carrurta oo ay dadka Soomaalida gabbaad ah u galeen. Waa markii labaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Lix qof oo Soomaali ah ayaa ku geeriyootay duqeyn shalay ka dhacday magaalladda Cadan ee Koonfurta dalka Yemen.

Marxuumintaasi oo uu ilmo yar ku jiray ayaa waxay geeriyoodeen, kadib, markii gantaal ay Dagaalamayaasha Xuutiyiinta soo tureen uu ku habsaday Dhismo Dugsi lagu xannaaneeyo Carrurta oo ay dadka Soomaalida gabbaad ah u galeen.

- Advertisement -

Waa markii labaad ee Toddobaadkan oo ay Qaxooti Soomaali ah ku geeriyoodaan iska horimaadyadda Xuutiyiinta iyo Maleeshiyadda taabacsan Madaxweynaha Yemen, C/rabu Mansuur Haadi.

Bilowgii isbuucan, Nin Soomaali oo raashinka saxuurta ka iibsanayey dukaan ku yaalla magaalladda Cadan ayaa waxa ku habsaday Gantaal, iyado uu halkii ku geeriyoodaay.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts