HomeWararShariif Xasan Sheekh Aadan oo u mahadceliyey Boqorka Sacuudiga

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo u mahadceliyey Boqorka Sacuudiga

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Maamulka K/galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu booqasho rasmi aah ku joogaa dalka Boqortooyadda  Sacuudiga. Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Madaxweyne Shariif Xasan  Sheekh Aadan  ahna La-taliyaha Khaaska ee Madaxweynaha Somalia uu maanta la kulmay Xoghayaha Guud ee Naadiga Muslimiinta Caalamka ‘The Muslim World League  (MWL) Dr. Abdullah […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka K/galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu booqasho rasmi aah ku joogaa dalka Boqortooyadda  Sacuudiga.

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Madaxweyne Shariif Xasan  Sheekh Aadan  ahna La-taliyaha Khaaska ee Madaxweynaha Somalia uu maanta la kulmay Xoghayaha Guud ee Naadiga Muslimiinta Caalamka ‘The Muslim World League  (MWL) Dr. Abdullah bin Abdulmohsen Al-Turki.

- Advertisement -

Labada Mas’uul waxay kulankooda kaga hadleen Xaaladda Guud ee Islaamka, Afrika iyo gaar ahaan xaalladda dalka Somalia.

Madaxweynaha Maamulka K/galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan waxa uu ka mahadceliyey Hawlaha Samafalka ee ay Dowladda Sacuudiga ee uu hoggaamiyo Boqorka, ahna Khaadumka Labada Xaram ee Shariifaynka, Boqor Salmaan Bin C/Casiis Ala-sacuud ugu deeqaan Ummadda Soomaaliyeed iyo caalamka oo idil.

Dr. Abdullah bin Abdulmohsen Al-Turki. shariif Xasan

- Advertisement -

Xigasho:- SPA

©  Radio Dalsan

Latest stories