HomeWararDagaalamayaasha Shisheeyaha ka tirsan Alshabaab oo la sheegay inay ku jiraan duuliyaal

Dagaalamayaasha Shisheeyaha ka tirsan Alshabaab oo la sheegay inay ku jiraan duuliyaal

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hay’addaha Ammaanka ee dalka Kenya ayaa qiimeeyn ku sameeyey Filimkii laga duubay weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab bishii hore ku aadeen Saldhig ay Milliteriga Kenya ku leeyihiin duleedka Degmadda Laamu. Wargeyska The Star ayaa qoray inay Khubaradda Sirdoonka sheegeen inay Alshabaab isticmaaleen hub casri ah oo ay ku jiraan qoryaha M 16, isla markaana ay haatan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’addaha Ammaanka ee dalka Kenya ayaa qiimeeyn ku sameeyey Filimkii laga duubay weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab bishii hore ku aadeen Saldhig ay Milliteriga Kenya ku leeyihiin duleedka Degmadda Laamu.

Wargeyska The Star ayaa qoray inay Khubaradda Sirdoonka sheegeen inay Alshabaab isticmaaleen hub casri ah oo ay ku jiraan qoryaha M 16, isla markaana ay haatan qorsheynayaan inay weeraro kale ka fuliyaan gudaha dalka Kenya.

- Advertisement -

Sarkaal magaciisa qariyey oo la hadlay  Wargeyska The Star ayaa sheegay inay Jihaadistayaasha shisheeyaha ee ka tirsan Dagaalamayaasha Alshabaab ku jiraan kuwo aqoon u leh halka loo duuliyo Diyaaradaha dagaalka.

Sarkaalka waxa uu tilmaamay inay inta badan Dagaalamayaasha Alshabaab yihiin kuwo Khibrad  sare leh, isla markaana ay la socdaan dhadhaqaaqooda.

Waxa uu intaasi ku daray inay Alshabaab qorsheynayaan inay weeraro ka geystaan Saldhigyadda Boliska ee Kenya, isla markaana Alshabaabka weerarka soo qaadayo la shaqeynayaan Kenyaan la-tuhunsan yahay, oo qaarkood Tababaro sare ku soo qaatay gudaha dalka Somalia.

- Advertisement -

©  Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts