HomeWararBaarlamaanka Soomaaliya oo Cod u qaadaya Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka

Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod u qaadaya Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku leh Xaruntooda Muqdisho ayaa Maanta lagu wadaa iney Cod u qaadaan Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka. Waxa kulankan lagu meel marinka doonnaa Xubnaha Guddiyada Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo dhinaca Doorashooyinka Dalka Soomaaliya. waxan halkan idinkugu soo gudbin doonnaa haddii eebbe ka raali noqdo natiijadda ka soo baxda Kulankasi.

- Advertisement -

Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku leh Xaruntooda Muqdisho ayaa Maanta lagu wadaa iney Cod u qaadaan Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka.

Waxa kulankan lagu meel marinka doonnaa Xubnaha Guddiyada Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo dhinaca Doorashooyinka Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

waxan halkan idinkugu soo gudbin doonnaa haddii eebbe ka raali noqdo natiijadda ka soo baxda Kulankasi.

Latest stories