HomeWararMuwaadin Somali deggan Sweden oo xukun ku muteystay gabar yar uu kufsaday

Muwaadin Somali deggan Sweden oo xukun ku muteystay gabar yar uu kufsaday

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Muwaadinkaasi oo lagu magacaabo Guuleed Maxamuud ayaa la sheegay in lagu xukumay 180 saacadood oo shaqadda dadweynaha, kadib, markii lagu helay inuu fara xumeeyey gabar Soomaali oo 12-jir ahayd. Hadal ka soo baxay Maxkamadda Degmadda Sundsvall ayaa lagu sheegay inuu Eedeysanaha falkaasi geystay bishii November 10-dii ee sannadkii hore, kuna sharaf-tiray gabadha uu fara-xumeeyey. Eedeysanaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muwaadinkaasi oo lagu magacaabo Guuleed Maxamuud ayaa la sheegay in lagu xukumay 180 saacadood oo shaqadda dadweynaha, kadib, markii lagu helay inuu fara xumeeyey gabar Soomaali oo 12-jir ahayd.

Hadal ka soo baxay Maxkamadda Degmadda Sundsvall ayaa lagu sheegay inuu Eedeysanaha falkaasi geystay bishii November 10-dii ee sannadkii hore, kuna sharaf-tiray gabadha uu fara-xumeeyey.

- Advertisement -

Eedeysanaha waxa uu ku dooday inay gabadha saaxiibo ahaayeen, isla markaana ay u sheegtay inay 16 jir tahay, balse caddaymo waa loo waayey sheegashadiisa.

Xeer-beegtida Maxkamadda ayaa sheegay inkastoo falka kufsiga xukunkiisa yahay 6 sanno ilaa toban sanno, haddana  waxay Maxkamadda ku xukuntay 180 saacadood iyo 22 maalmood oo shaqo lacag la’aan ah iyo inuu bixiyo Kharaj dhan 15,000 oo Dollar oo ah dhibaatadii maskaxeed iyo midda jir ahaaneed oo uu geystay gabdha uu kufsaday.

 © Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts