HomeWararBoliska Kanada oo amray in la soo xiro Muwaadin Somali oo lagu...

Boliska Kanada oo amray in la soo xiro Muwaadin Somali oo lagu tuhunsan yahay dilka Dhallinyarro Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Boliska magaalladda Toronto ee dalka Kanada ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Kamal Hassan oo 23-jir ah , kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey dilka labo dhallinyarro Somali ah oo lagu kala magacaabi jirey Mohamed Abdiweli Diriye iyo Abdiweli Abdullahi. Marxuumintaasi oo da’dooda lagu sheegay  26 jirro ayaa waxaa maydkooda laga helay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska magaalladda Toronto ee dalka Kanada ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Kamal Hassan oo 23-jir ah , kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey dilka labo dhallinyarro Somali ah oo lagu kala magacaabi jirey Mohamed Abdiweli Diriye iyo Abdiweli Abdullahi.

Marxuumintaasi oo da’dooda lagu sheegay  26 jirro ayaa waxaa maydkooda laga helay waddo ku taalla magaalladda Toronto.

- Advertisement -

Boliska waxay kaloo sheegeen inay baadigoobayaal Eedeysanayaal kale, waxayna qabteen mid ka mid gaadiidkii loo adeegsaday Toogashadda Marxuumintaasi.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts