- Advertisement -
Xafladda Doorashadda madaxtinimadda Maamulka Galmudug ayaa bilaabatay Imminka waxana hadlay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug.
Waxa sido kale hadal kooban jeediyay Wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdiraxman Xuseen Odawaa iyo xubno kale.
- Advertisement -
Waxa goobta ku sugan Xildhibaano gaaraya 89 Mudane oo codkooda siin doonna 6 musharax.
