HomeWararDEG DEG: Cod Bixinta Doorashadda Maamulka Galmudug oo Bilaabatay

DEG DEG: Cod Bixinta Doorashadda Maamulka Galmudug oo Bilaabatay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Gudigga Doorashadda Madaxtinimadda Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabatay Cod Bixinta Doorashadda Madaxtinamadda Maamulka Galmudug. Waxa loo codeyn doonnaa Lix Musharax waxana codeyn doonna 89 Xildhibaan. Wareega Labaad Ee Doorashadda Waxa u gudbi doonna Seddexda Musharax ee ugu codka badan Wareega Koowaad isla kuwaas ayaana kala bixi doonna ugu dambeyntii.

- Advertisement -

Gudigga Doorashadda Madaxtinimadda Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabatay Cod Bixinta Doorashadda Madaxtinamadda Maamulka Galmudug.

Waxa loo codeyn doonnaa Lix Musharax waxana codeyn doonna 89 Xildhibaan.

- Advertisement -

Wareega Labaad Ee Doorashadda Waxa u gudbi doonna Seddexda Musharax ee ugu codka badan Wareega Koowaad isla kuwaas ayaana kala bixi doonna ugu dambeyntii.

Latest stories