HomeWararMareykanka oo Laba Xarun oo qarsoodi ah Ku leh Soomaaliya

Mareykanka oo Laba Xarun oo qarsoodi ah Ku leh Soomaaliya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Warbixin Cusub oo ay siideysay Xarunta Foreing Policy ayaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay ku leedahay Koonfurta Soomaaliya laba xarumood oo ay ka weeraran Diyaaradahooda Duuliyaha aan laheyn Hogaamiyeyaasha Al Shabab. Warbixintasi wax ay sheegatay in Mareykanka uu ku leeyahay Xarumahasi Koonfurta Magaaladda Kismaayo Ee Gobolka Jubbadda Hoose iyo Deegaanka Beledogle Ee Gobolka Shabeeladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixin Cusub oo ay siideysay Xarunta Foreing Policy ayaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay ku leedahay Koonfurta Soomaaliya laba xarumood oo ay ka weeraran Diyaaradahooda Duuliyaha aan laheyn Hogaamiyeyaasha Al Shabab.

Warbixintasi wax ay sheegatay in Mareykanka uu ku leeyahay Xarumahasi Koonfurta Magaaladda Kismaayo Ee Gobolka Jubbadda Hoose iyo Deegaanka Beledogle Ee Gobolka Shabeeladda Hoose oo ku dhaw Caasimadda Muqdisho.

- Advertisement -

Sido kale Xarumahasi waxa lagu tababaraa Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadda oo ay ku sugan yihiin Xarumahasi askar dhan 120 si gaar ah ugu tababaran fulinta howlgaladda iyo ka hortagga argagixisadda waxa ayna kuwaasi xarun ku leeyihiin Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo muqdisho u jirta 300 oo mile.

Ila Wareedyo kale ayaa u sheegay Foreing Policy in sido kale Ciidamo kale ay kaga sugan yihiin Mareykanka Deegaanka Beledogle oo ku dhaw Muqdisho.

Mareykanka si rasmi ah uma shaacin inuu Xarumo Militari ku leeyahay Soomaaliya balse Waxa ay Xaruntiisa Militari ee ugu balaaran Afrika uu ku leeyahay dalka Jabuuti sido  kale Itoobiya Kenya iyo Seychelles ayuu xarumo sirdoon ku leeyahay Mareykanka.

- Advertisement -

Mareykanka ayaa Soomaaliya ka fuliyay Weeraro  dhinaca cirka oo ay Diyaaradaha Droneska iyo kuwa qumaatiga u kaca ay la eegteen Kooxda Al Shabab tan iyo Sanadkii 2007dii.

Sanadkii hore 2014kii Mareykanka waxa uu duqeyn ku dilay Hogaamiyihii Al Shabab Axmed Cabdi Godane.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts