HomeWararXubno ka tirsan Ximin iyo Xeeb oo ka soo Baxday Shirka Ahlu...

Xubno ka tirsan Ximin iyo Xeeb oo ka soo Baxday Shirka Ahlu Sunna

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xubno ka tirsan Maamulka Ximin iyo Xeeb oo ka soo baxay Shirka Ahlu Sunna ay ka wado Magaaladda Dhuusamareeb ee Shalay Madaxweynaha lagu doortay ayaa Maanta gaaray Cadaado. Xubnahasi oo qarkood la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in markii hore ay iyagga go’aansadeen iney shirka Ahlu Sunna ay ku biiran lkn wax badan markii ay isbadaleen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubno ka tirsan Maamulka Ximin iyo Xeeb oo ka soo baxay Shirka Ahlu Sunna ay ka wado Magaaladda Dhuusamareeb ee Shalay Madaxweynaha lagu doortay ayaa Maanta gaaray Cadaado.

Xubnahasi oo qarkood la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in markii hore ay iyagga go’aansadeen iney shirka Ahlu Sunna ay ku biiran lkn wax badan markii ay isbadaleen ay ka noqdeen go’aankii hore dibna ay ugu laabteen Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb.

- Advertisement -

Ahlu Sunna waljameeca ayaa ka soo horjeeda Shirka ka socda Magaaladda cadaado waxa ayna hore ugu dhawaaqday ineysan aqoonsan doonin Natiijadda ka soo baxda Shirkasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts