HomeWararTahriibayaal ay Somali ku jiraan oo lagu qabtay Masar

Tahriibayaal ay Somali ku jiraan oo lagu qabtay Masar

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciiddanka Ilaaaladda Xuduudaha ee dalka Masar ayaa sheegay inay 23 Tahriibayaal ay ku jireen Soomaali ku qabteen Degaanka Alfanaar ee duleedka Degmadda Kafaara Sheekh oee kaabiga ku haysa Badda Mediterraneanka, xilli ay doonayeen inay u shiraacdaan Xeebaha Talyaaniga. Qaar ka mid ah Warbaahinta dalka Masar ayaa sheegay in Tahriibayaasha la qabtay ay ku jireen 9 […]

- Advertisement -

Ciiddanka Ilaaaladda Xuduudaha ee dalka Masar ayaa sheegay inay 23 Tahriibayaal ay ku jireen Soomaali ku qabteen Degaanka Alfanaar ee duleedka Degmadda Kafaara Sheekh oee kaabiga ku haysa Badda Mediterraneanka, xilli ay doonayeen inay u shiraacdaan Xeebaha Talyaaniga.

Qaar ka mid ah Warbaahinta dalka Masar ayaa sheegay in Tahriibayaasha la qabtay ay ku jireen 9 haween oo u dhashay dalka Syria.

- Advertisement -

Tahriibayaasha waxay Boliska u sheegeen inuu mid kasta Mukhasiinta siiyey 3,000 oo Dollar si loogu tahriibiyo xeebaha dalka Talyaaniga.

Ma aha markii ugu horreysay oo ay Ciiddanka Masar qabtaan Soomaali Tahriibayaal ah oo doonaysa inay u tahriibaan Xeebaha Talyaaniga.

Dhinaca kale, Maxkamad ku taalla Jesiiradda Sishilya waxay xabsi 18 sanno ah ku riday Nin u dhashay dalka Tunisia, kaasi oo lagu helay inuu ku lug lahaa geeridii 366 Tahriibayaal Eritrean ah, kuwaasi oo ku geeriyooday Markab ku degay Badda Mediterraneanka sannadkii 2013-kii.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

 

Latest stories