HomeWararMunaasabado Lagu Xusayo Maalinta Xuriyadda G/Koonfureed oo Laga Dhigay Dalka iyo Dibedda

Munaasabado Lagu Xusayo Maalinta Xuriyadda G/Koonfureed oo Laga Dhigay Dalka iyo Dibedda

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Munaasabado kala duwan oo dhamaantood lagu xusayo Maalinta 1 Luulyo oo ah markii Gobolada Koonfureed Ee Dalka ay ka xuroobeen Gumeystihii Talyaaniga. Sido kale waxa isla maalintasi midoobay Goboladda Koonfureed iyo kuwa Waqooyi oo iyagana Xuriyada ka qaatay 26 june Gumeystihii Ingiriiska Sanadkii 1960kii. Magaaladda muqdisho Madaxda Dalka ayaa Xalay uga qeybgashay Xaflad si weyn […]

- Advertisement -

Munaasabado kala duwan oo dhamaantood lagu xusayo Maalinta 1 Luulyo oo ah markii Gobolada Koonfureed Ee Dalka ay ka xuroobeen Gumeystihii Talyaaniga.

Sido kale waxa isla maalintasi midoobay Goboladda Koonfureed iyo kuwa Waqooyi oo iyagana Xuriyada ka qaatay 26 june Gumeystihii Ingiriiska Sanadkii 1960kii.

- Advertisement -

Magaaladda muqdisho Madaxda Dalka ayaa Xalay uga qeybgashay Xaflad si weyn loogu dabaal degay maalinta Xuriyada Soomaaliya gaar ahaan goboladda Koonfureed Ee Dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Sharmaarke iyo xubno kale ayaa goob joog ahaa Munaasabaddasi.

Sido kale Soomaalida ku nool dalalka qurbaha ayaa iyagana dhigay Munaasabado la mid ah kuwa ka dhacaya Dalka oo lagu xusayo Toddobaadka Xuriyada Soomaaliya.

Latest stories