HomeWararKenyaan lagu tuhunsan yahay inuu ka tirsan yahay Alshabaab oo lagu qabtay...

Kenyaan lagu tuhunsan yahay inuu ka tirsan yahay Alshabaab oo lagu qabtay xadka Kenya iyo Ethiopia

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Taliyaha Boliska Gobalka Marasabit ee dalka Kenya, Bernard Kogo ayaa sheegay inay Nin Kenyaan ah oo ka tirsan Alshabaab ku qabteen Degmadda Mooyaale oo ku taalla meel ku dhow xuduudka ay Kenya la wadaagto Ethiopia. Taliyaha waxa uu magaca ninka la qabtay ku sheegay Alex Kimaru oo lagu naanayso Warunguru, kaasi oo ka soo jeeda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Boliska Gobalka Marasabit ee dalka Kenya, Bernard Kogo ayaa sheegay inay Nin Kenyaan ah oo ka tirsan Alshabaab ku qabteen Degmadda Mooyaale oo ku taalla meel ku dhow xuduudka ay Kenya la wadaagto Ethiopia.

Taliyaha waxa uu magaca ninka la qabtay ku sheegay Alex Kimaru oo lagu naanayso Warunguru, kaasi oo ka soo jeeda Gobalka Nayeeri.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Eedeysanaha haatan ku hayaan Saldhigga Boliska Moyaale, si wax looga weydiiyo cidda ku wehlisa safarka u qorsheysnaa inuu ugu ambabaxo Somalia.

Wargeyska News 24 ayaa Boliska ka soo xigtay inay ninkaasi ku qabteen xilli uu ku sugnaa Mooyaale, isla markaana uu qorsheynayey inuu ka tallaabo xuduudka Ethiopia, kadibna uga sii gudbo Somalia.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts