HomeWararMadaxweynaha dalka Hindiya oo Dowladda iyo Shacbiga Soomaaliyeed ugu hambalyeey Maalinta Qaranimadda...

Madaxweynaha dalka Hindiya oo Dowladda iyo Shacbiga Soomaaliyeed ugu hambalyeey Maalinta Qaranimadda Somalia

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Madaxweynaha dalka Hidniya, Shiri Paranab Mukherjee waxa uu dhambaal hambalyo ah u soo diray dhigiisa dalka Somalia, Hassan Sheikh Mohamoud munaasbadda Maalinta Xorriyadda iyo Israaca Somalia oo ku beegan berrito oo ay bishu tahay 1-da Luulyo. “Anigoo ku hadlayo magaca Dowladda iyo Shacbiga Hindiya iyo magacayga waxaa farxad weyn ii ah inaan salaan diiran kuu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Hidniya, Shiri Paranab Mukherjee waxa uu dhambaal hambalyo ah u soo diray dhigiisa dalka Somalia, Hassan Sheikh Mohamoud munaasbadda Maalinta Xorriyadda iyo Israaca Somalia oo ku beegan berrito oo ay bishu tahay 1-da Luulyo.

“Anigoo ku hadlayo magaca Dowladda iyo Shacbiga Hindiya iyo magacayga waxaa farxad weyn ii ah inaan salaan diiran kuu soo diro Adiga iyo Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda MaamlintaQaranka Somalia” ayuu yiri Madaxweynaha dalka Hindiya oo intaasi ku daray inay Dowladaha Somalia iyo Hindiya ku naaloonayaan xiriirka diiran  iyo saaxiibtinimo ee labada waddan.

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Hidniya, Shiri Paranab Mukherjee waxa uu dhambaalka uu u soo diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku sheegay inuu hubo inay Somalia ku tallaabsanayso dadaalka Nabadda, Dhismaha Hay’addaha Dowladda, Horumarinta Dhaqaale iyo Bulsho ee Somalia.

Waxa kaloo uu Dhambaalkiisa ku sheegay inuu ka shaqeyn doono sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga labada Waddan, wuxuuna u rajeeyey caafimaad wanaagsan iyo inay Ummadda Soomaaliyeed ku guuleystaan daadaalka ay ku horumarinayaan dalkooda hooyo.

Ummadda Soomaaliyeed waxay maalintii berrito u dabaal degi doonaan 55-guuraddii ka soo wareegtay Madax-bannaanidda Goballadda Koonfurta iyo Israaca Goballadda Koonfurta iyo Waqooyiga Somalia.

- Advertisement -

© Warqabadka Radio Dalsan

Latest stories