HomeWararKoonfurta Afrika oo albaabadda u laabayso Xeraddii Barakacayaasha Soomaalida iyo Shisheeyaha

Koonfurta Afrika oo albaabadda u laabayso Xeraddii Barakacayaasha Soomaalida iyo Shisheeyaha

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxa Isgaarsiinta ee Dowladda Hoose ee Degmadda Thekwini ee dalka Koonfurta Afrika, Tozi Mthwthwa ayaa sheegay inay maanta albaabadda u laabi doonaan xeraddii ugu dambaysay ee lagu marti geliyey Shisheeyihii ku barakacay weeraradii Isir-nacaybka ee bishii April ka dhacay dalkaasi. Tozi Mthwthwa waxa uu tilmaamay inay xaalladda caadi noqotay, loona baahan yahay in la xiro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Isgaarsiinta ee Dowladda Hoose ee Degmadda Thekwini ee dalka Koonfurta Afrika, Tozi Mthwthwa ayaa sheegay inay maanta albaabadda u laabi doonaan xeraddii ugu dambaysay ee lagu marti geliyey Shisheeyihii ku barakacay weeraradii Isir-nacaybka ee bishii April ka dhacay dalkaasi.

Tozi Mthwthwa waxa uu tilmaamay inay xaalladda caadi noqotay, loona baahan yahay in la xiro Xeradda Chatsworth Camp oo ay haatan ku harsan yihiin 212 qof oo badankooda ka kala yimid dalalka Burundi iyo Kongadda Dimrqadaiga ee DRC.

- Advertisement -

Markii uu Kacdoonka Shisheeye-nacaybka ka dilaacay dalka KoonfurtaA Afrika waxay inta badan Ajaaniibta badbaado ahaan u galeen Saldhigyadda Boliska iyo Xarumaha Dowladda ka hor intaan loo furin Xaruumo Khaas ah oo ay Ciiddamo hubeysan ku ilaalin jireen.

Xiisadahaasi waxaa lagu dilay ugu yaraan 8 qof oo shisheeye ah oo uu ku jiray Muwaadin Soomaali oo nolosha lagu gubay.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts