HomeWararShaqaalihii hore ee Safaaradda Cummaan oo ay xaallad nolol-xumo ku haysato Muqdisho

Shaqaalihii hore ee Safaaradda Cummaan oo ay xaallad nolol-xumo ku haysato Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Qaar ka mid ah Shaqaalihii Safaaradda Saldanada Cummaan ku lahayd magaalladda Muqdisho xilligii Dowladdii Kacaanka ayaa sheegay inay ku nool yihiin daruufo adag, isla markaana aysan haysanin awood ay ku maareeyaan qoysaskooda. Adan Idris Cusmaan iyo C/kariim Sheekh Maxamed Sheekh Xasan oo ka mid ah Shaqaalihii Safaaradda Cummaan oo la soo xiriiray Idaacadda Dalsan ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mid ah Shaqaalihii Safaaradda Saldanada Cummaan ku lahayd magaalladda Muqdisho xilligii Dowladdii Kacaanka ayaa sheegay inay ku nool yihiin daruufo adag, isla markaana aysan haysanin awood ay ku maareeyaan qoysaskooda.

Adan Idris Cusmaan iyo C/kariim Sheekh Maxamed Sheekh Xasan oo ka mid ah Shaqaalihii Safaaradda Cummaan oo la soo xiriiray Idaacadda Dalsan ayaa sheegay inaysan wax deeq ah ka helin Hay’addaha Samafalka ee Cummaan ee haatan Kaalmooyinka ka qeybinayo magaalladda Muqdisho iyo qeybo ka mid ah dalka Somalia.

- Advertisement -

Aadan Idris ayaa tilmaamay inay Safaaradda Cummaan ugu war dambeysay intaysan burburin Dowladdii Maxamed Siyaad bilowgii sannadkii 1991-kii, xilligaasi oo ay Safiirka iyo Diplomaasiyiintii Safaaradda ka qaxeen Somalia.

Dhinaca kale, C/kariim Sheekh Maxamed Sheekh Xasan ayaa isagana sheegay inuu Safiirka Cummaan dhowr bilood ka hor booqasho ku yimid magaalladda Muqdisho, isla markaana uu sheegay inay Safaaraddii ka furan doonaan agagaarka Hotelkii Curuba ee magaalladda Muqdisho.

Si kastaba ha ahaatee, cabashadda shaqaalahaasi  ka hawlgeli jirtey Safaaradda Cummaan ayaa ku soo beegantay iyadoo ay Diplomaasiyiin iyo Hawlwadeenno ka tirsan Hay’addaha Samafalka ee dalka Cummaan socdaa gargaar Aadminimo u qeybiyaan dadka tabaalaysan iyo kuwa Barakacayaasha ee ku nool magaalladda Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts