HomeWararAMISOM oo isagga Baxday Markale Deegaanka Leego

AMISOM oo isagga Baxday Markale Deegaanka Leego

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Ciidamadda Midowga Afrika Ee AMISOM ayaa saakay markale isagga Baxay deegaanka Leego ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

AMISOM ayaa shalay halkasi la wareegtay kadib markii Kooxda Al Shabab ay Weerar Culus ku qabsatay Xarunta AMISOM ee Deegaanka Leego Dhamaadka Isbuucii hore.

Dhinaca AMISOM waxa ay faarujisay Laba Xarun oo kale oo ku yaalla Deegaanka Tooratorow Iyo Lafole sida laga soo xigtay Ila wareedyo lagu kalsoon yahay.

Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin Talaabooyinkan AMISOM ay uga baxday Fariisimahasi oo laga yaabo in markale ay dib ula wereegto Al Shabab.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories