HomeWararXukuumadda oo Cambaareysay Weerarkii Leego+Warsaxafadeed

Xukuumadda oo Cambaareysay Weerarkii Leego+Warsaxafadeed

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

War- saxaafadeed Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareynayaan weerarka aroornimadii shalay  ay ku qaaday kooxda argagaxisada Al shabaab saldhig ciidanka AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose . Waxa aanu ammaan iyo bogaadin u jeedineynaa dhiiranaanta , waajib gudashada iyo nafhurnimada Ciidamada Midowga Afrika , oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War- saxaafadeed

Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareynayaan weerarka aroornimadii shalay  ay ku qaaday kooxda argagaxisada Al shabaab saldhig ciidanka AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose .

- Advertisement -

Waxa aanu ammaan iyo bogaadin u jeedineynaa dhiiranaanta , waajib gudashada iyo nafhurnimada Ciidamada Midowga Afrika , oo markale ka suura-geliyay Soomaaliya nafhurnimadooda iyo dadaalkooda guulo horumar leh .
Waxa aanu tacsi u direynaa qoysaska , saaxiibada iyo dadka jecel ciidamadaasi geesiyaasha ah , kuwaasi oo naftooda u huray ilaalinta dadkeena rayidka ah ee aan waxba galabsan iyo xoojinta hey’adaha , sidoo kale dhowrista horumarkeena .

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya marna kama gaabin doonto inay guulo ka gaarto yididiiladeeda nabadda , horumarka iyo barwaaqada guud ahaan shacabkeeda iyo gobolka ,iyadoo falal fuleynimo ay sameynaan kuwa isku qarinaya tafsiir khaldan oo ay ka bixinayaan diinteena islaamka ee quruxda badan.

Iyadoo lagu gudajiro dadaalada geesinimo ee si mideysan uga socda Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika iyo Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya , ayaa waxaa xaqiijin doonaa in nafhurnimada maanta ee wiilasha iyo gabdhaha walaalaheena aan wax ka soo qaad micno laheyn noqon doonin marnaba .

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo AMISOM waxa ay sii wadi doonaan howlgalada wadaagga ah , illaa iyo inta laga xoreynayo Al shabaab taako waliba oo ka mid ah Soomaaliya , shacabkeenana uu noqdo mid xor ah , si uu u gaaro yididiiladiisa nabadda iyo Xoriyadda .

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Section of Press and Public Relations
Follow us on Twitter and Connect to our Facebook page
https://www.twitter.com/mofasomalia
https://www.facebook.com/mofa.somalia

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts